Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasanoow Wax Uun Armaad Reebeeysaa Kabo Xataa Allaha Ka Dhigee
    Somalia

    Xasanoow Wax Uun Armaad Reebeeysaa Kabo Xataa Allaha Ka Dhigee

    𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆By 𝕯𝖗. 𝐗𝐈𝐃𝐃𝐈𝐆August 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ganacsato Ciidamada Xooga Dalka lawareegay Waa Xaraash iyo Xoolo Jaban dhar Iyo Kabo iskadaaye Ciidamada Danab ayaa Garaamkooda Raashinka ahaa la iibsaday.

    Alle haw naxariistee Ciidankii geeriyooday ee la odhan jiray Harimcad oo intii ka soo hadhay kabo la’yihiin.

    Maxaa haybad geeriyootay, ma cudud la baabiiyey, maxaa ciidan qiimo badnaa qunyar loo tirtiray.

    Sawirkaan waxaa ciidankii sumcadda lahaan jiray ee burburay ee haramcad oo lagu sheegay in maanta tabbobar uu u soo xiray wasiirka amniga.

    Oo adeeroow xataa kabo ma loo waayay oo wixii kabo bakhaarada ka buuxa jiray iyagana mala iibsaday? Askari-askari kale ku kabo ah kuma jiro.

    Sidaan oo kale ayaan-dhexe waxay bulshadu ka argagaxday markii la daawaday ciidan dalka dibaddiisa tabbobar u aaday oo baca wata.

    Ciidankaa heybada lahaa ee Haramcad ee ciidamada dalka ugu nidaamsanaa saan miyaa u danbeeysay?

    Xasanoow, adeeroow, wax uun armaad reebeeysaa kabo xataa allaha ka dhigee!!


    WQ:// Cali Yare Cali

    Faallo Soomaaliya
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.