Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland oo ka hadlay xariga Wariye Tolman+VIDEO
    Puntland

    Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland oo ka hadlay xariga Wariye Tolman+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019Updated:October 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland Maxamuud Xasan Ow-cusmaan, oo Shir Jaraa’id maanta ku qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ka hadlay xarigii Ciidanka amnigu ay u geysteen Agaasimihii Hore ee Radio Daljar Axmed Sheekh Maxamed Tolman.

    Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland ayaa sheegay in Wariye Tolman loo heysto Eedo la xariir dhanka Hay’adaha Amniga, lana hor-keeni doono Maxkamad, isagoona si adag u naqdiyay warar lagu baahiyay Baraha Bulshada.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/969395493413144/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.