Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xilalka uu Magacaabay Xassan Sh. laga soo Bilaabo 23/May-2022 ilaa Maanta 1/Apr-2023
    Somalia

    Xilalka uu Magacaabay Xassan Sh. laga soo Bilaabo 23/May-2022 ilaa Maanta 1/Apr-2023

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 2, 2023No Comments3 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xilalka uu Magacaabay Xassan Shiikh Maxamud ee Page Villa Somaliya Lagu Soo Daabacay Laga soo Bilaabo 23/May-2022 ilaa Maanta 1/Apr-2023

    1- 23-May-2022
    Hussein Sheekh Mohamud Agasamaha guud ee Madaxtooyada J.F.S “ Digil&Mirifle, Hadamo”

    2- 23-May-2022
    Mohamed Amiin sheekh Osman agasime ku xigeenka madaxtooyada J.F.S “Hawiye, Abgaal”

    3- 24-May-2022
    Abdirahman Abdishakur Warsame Ergeyga gaarka ah ee arimaha abaaraha “Hawiye, Habar gidir”

    4- 24-May-2022
    Hussein moalim Mohamud lataliayaha amniga qaran J.F.S “Hawiye, Mursade”

    5- 26-May-2022
    Ibraahim Eidle Sulayman Lataliyaha Sharciga Madaxweynaha J.F.S. “Dir, Isaaq”

    6- Zakaria Hassan Ali (Gaashaan) Lataliyaha Siyaasadda iyo Xiriirka Baarlaamaanka Madaxweynaha J.F.S. “Dir, Fiqi Maxamed”

    7- Hassan Adam Hosow Lataliyaha Dhaqaalaha Madaweynaha J.F.S. “Mirifle Leysaan”

    8- 15-June-2022
    Hamze Abdi Barre Raisulwaraha J.F.S “ Daarood, Ogaden”

    9- 14-Augost-2022
    Abdisalam Omar Hadliye Ergayga gaarka ah ee bulshada bariga Africa (EAC) “Dir, Gudabiirse”

    10- 18-Augost-2022
    Mohamud Moalim Abdullahi Gudomiyaha Hayadda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA) “Hawiye, Abgaal”

    11- 31-August-2022
    Khadar Abdirahman Mohamed (Farole) Ergayga gaarka ah ee Ganacsiga Heer calami ee maalgashiga “ Daarood, Majerteen”

    12- Ahmed Ali Yusuf Lataliyaha Madaxeynaha Arimaha Shidaalka Iyo Gaaska “ Daarood, Majerteen”

    13- 7-September-2022
    Yusuf Hussein Jimcale (Madale) Gudomiyaha Gobolka Banadir “ Hawiye, Abgal”

    14- 20-October-2022
    Salah Ali Mohamud (Daban) Gudomiyaha Maxkamada Gobolka Banadir “ Hawiye, Abgaal”

    15- Saciid Ali Mohamed Gudomiyaha Racfaanka Gobolka Banadir “Hawiye, Mursade”

    16- 26-October-2022
    Abdirizak Osman Hassan (Jurile)
    Lataliyaha Dimuqradiyenta Iyo Dowlad Wanaga “ Daarod, Dishiishe”

    17- 6-November-2022
    Nasa Cige Lataliyaha Xiriirka Caalamiga ah Iyo Isku Duwaha Barnamijyada “ Daarod, Majeerten”

    18- 20-November-2022
    Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda” Hawiye, Mursade”

    19- Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga “Hawiye, Habar Gidir”

    20- C/Casiis Cismaan Maxamed Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Bulshada” Beelaha shanad”

    21- Xasan Maxamed Jimcaale Guddoomiye Ku-Xigeenka Howlaha Guud “ Hawiye, Duduble”

    22- Faysal Carraale Afrax Xog-Hayaha Guud Gobolka Banadir “Hawiye, Xawadle”

    23- 7-January-2023
    Abdullahi Mohamed Nur Lataliyaha Ka hortaga Iyo Ladagaalanka Fikradaha Xagjirka ah “ Hawiye, Abgaal”

    24- 18-February-2023
    Mohamed Hassan Ibrahim ( Qone) Lataliyaha Xiriirka Maamul Goboledyada “ Hawiye, Xawadle”

    25- 1-April-2023
    Mohamed Abdi Waare Ergayga Gaarka ah Xasilinta Iyo Ilaalinta Arimaha Rayidka “ Hawiye, Xawadle”

    26- Abdikarim Hussein Guled Ergayga Arimaha Somaliland “ Hawiye, Habar Gidir”

    ………………………………………………………………………………….

    Sida ay u Kala Helen Beelaha 26kaas boos

    1- {15} Boos Hawiye baa leh (5)Abgaal (3)Habar Gidir (3)Mursade (3)Xawaadle (1)Duduble

    2- {5} Boos Darood baa leh (3)Majerteen (1)Ogaden (1)Dishiishe

    3- {3} Boos Dir baa leh (1)Isaq (1)Gudabiirse (1) Fiqi Maxamed

    4- {2} Boos Digil&Mirifle baa leh (1)Laysan (1)Hadame

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.