Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xildhibaan Cabdi shire “Uma qalmin Baarlamaanka Ajandayaasha la hor-keenay maanta”+VIDEO
    Puntland

    Xildhibaan Cabdi shire “Uma qalmin Baarlamaanka Ajandayaasha la hor-keenay maanta”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoonka Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa  Mikarafoonka ka xirtay Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar jecel oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ka dib markii uu sheegay in uu ka hadlay xaqiiqda.

    Xildhibaanka ayaa sheegay in aad uga naxay markii baarlamaanka maanta la horkeenay  heshiiska ilaalinta hiddo dhaqameedka aan muuqan iyo heshiiska khuseeye ilaalinta hidda dhaqameedka & midka dabiiciga oo aan wax muhiimad ah la heyn.

    https://www.facebook.com/SOMALICABLE/videos/444058269559939/

    Waxaa uu sheegay in dalka uu marayo xaalad adag oo dhanka Ammaanka, Wadooyinka Muqdisho inta badan ay xiran yihiin, Khilaaf xooggan oo ka dhex jira dowladda iyo maamul goboleedyadda iyo in rajo xumo ah in doorasho aysan dalka ka dhaceyn in ay muuqato.

    Waxaa uu sheegay markii uu isku daayay in uu ka hadlo qodobadii Shacabka Soomaaliyeed dantu ugu jirto in Gudoomiyaha baarlamaanka uu amray in Makarafoonka laga xiro.

    Xildhibaanka ayaa sheegay in dalka hadda uusan ka jirin baarlamaan ka shaqeenaya danta Shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana loo baahan yahay in loo istaaggo badbaadinta baarlamaanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.