Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xildhibaan Axmed Kuluc oo kamid ah Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland ayaa ka hadlay xaalada Guud ee Soomaaliya, isagoona Dowladda Federaalka ugu baaqay inay cadeyso habka loo galayo Doorashada Dalka. https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/479260439340206/