Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay Geerida C/rashiid Xirsi (Daawo)
    Puntland

    Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay Geerida C/rashiid Xirsi (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Hore ee Golaha Wakiilada Puntland Marxuum C/rashiid Maxamed Xirsi.

    Xildhibaanada oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ee Garoowe, ayaa Sheegay in Marxuum C/rashiid oo kamid ahaa Aas-aasayaashii Dowladda Puntland.

    Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa sheegay in Marxuum C/rashiid Maxamed Xirsi uu kamid ahaa Halyeeyada Dowladda Puntland.

    Waxaa uu sheegay in uu ahaa Ruux Taariikh ku leh Mandiqada Puntland, ayna tabi doonaan Shacabka Dowladda Puntland, oo uu ku baneeyay Door muhiim ah.

    Ugu Dambeyntii, Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa Sheegay in Marxuum C/rashiid Maxamed Xirsi loo sameyn doono Aas Qaran, isagoona si gaar ah Tacsi ugu diray Ehelada iyo Qoyskii uu ka baxay.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.