Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xildhibaanada oo hor istaagay waxkabadalkii dastuurka Ee Xasan riixayay
    Puntland

    Xildhibaanada oo hor istaagay waxkabadalkii dastuurka Ee Xasan riixayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2026Updated:January 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Labada Aqalka ee Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa si adag uga hor yimid waxkabadalka dastuurka Cutubyadiisa 5- aad iyo 9-aad.

    Buuq iyo sawaxan,ayaa hareeyay Baarlamaanka fadhigiisii maanta,wuxuuna kusoo gabagaboobay Fawdo.

    Halka Gudoomiye Aadan Madoobe uu ku dhawaaqay si iskiis ah in la qaybiyay nuquladii dastuurka ee wax laga badalayay,wuxuuna sheegay in Sabtida layskugu soo laabanayo akhrinta kadib.

    Xildhibaanada mucaaradka ah,ayaa dhankooda diyaarsaday mooshin ay ku saxiixeen oo ay xilka uga qaadayaan gudoomiye Aadan Madoobe.

    Baarlamaanka,ayaa mudo xileedkiisu dhamaaday,waana fadhigii ugu danbeeyay fadhigan maanta fashilmay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.