Todobaad ka hor,waxay ahaayeen danbiilayaal aad looga diidan yahay Dhulka Uduga Xildhibaanadan iyo Seneteradan qaybtood.
Maanta,waa halyeeyo loo kacay oo si qaran loosoo dhaweeyay,waxaana maqaamkaas gaarsiiyay Afduubkii Xasan Shiikh ku sameeyay.
Si gaar ah Sareedo iyo Sanyare ilaahay baa u abaabulay dhacdo oo Xasan usoo diray,sababtoo ah Garowe in ay yimaadaan,iyagaa,ayaa xataa ka yaxyaxayay.
Dhacdo walba,waxay leedahay dhan uwanaagsan Qof ama koox sida midan oo kale.
Sidoo kale fariinta muuqaalkan dirayo,waa…..
(Markaad qiyamkaaga difaacato umadaada sharaf,ayaad ka dhex helaysaa).
