Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaano iyo Senatorro oo booqday degaanada dhaca Duleedka Kismaayo (Sawirro)
    Somalia

    Xildhibaano iyo Senatorro oo booqday degaanada dhaca Duleedka Kismaayo (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafdi iskugu jira Wasiiro,Xildhibaano,Senatorro ka socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanada dhaca galbeedka Kismaayo gaar ahaan deegaanka Cabdalla Biroole.

    Wafdigan ayaa ka kobnaa Wasiirada Xanaanada Xoolaha iyo Cadaaladda Dowlad Goboleedka Jubbaland,Xildhibaanno ka socday Gollaha Wakiilada Jubbaland iyo Senator Iftiin Xassan Baasto oo ka mid ah xubnaha Jubbaland ku matala Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS.

    Dadka deegaanka ayay ka dhagaysteen baahiyaha iyo adeegyada ay u baahanyihiin waxaana xaaladda dadka uga warbixiyay guddoomiyaha Cabdalla Biroole Mahad Nuur Ibraahim.

    Wasaaradda Cadaaladda,Garsoorka Jubbaland ayaa wada qorshe ay deegaanada Galbeed uga hirgalinayso adeegga garsoorka halka Wasaaradda Xanaaada Xoolaha ay halkaas geysay Mashruuca daaweynta Xoolaha oo dhawaan laga hirgaliyay Jubbaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.