Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.
    Somalia

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 7, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turkigu,wuxuu diyaariyay xog hordhac ah oo sheegaysa in uu ka jiro Raad shidaal oo gaarsiisan 80% Aaga uu wax ka baaray.

    Hada,wuxuu soo iibsaday Laba Markab oo midna uu kasoo iibsaday Holland midna uu kasoo iibsaday Maraykanka.

    Labadaas Markab iyo khuburo reer galbeed ah,ayaa markale galaya Aaga,waxayna daloolilanayaan halka lagu arkay Raadka shidaal.

    Daloolintaas,waa mida rasmiga ah ee xaqiijinaysa ….

    B.Shidaalka ku jira Aagaas in uu geli karo Iib.

    T.Shidaalkaas noociisa.

    J.Afafka Ceelasha Aagaas laga helay halka ay jiraan.

    Hadii shidaalkaas noqdo mid iibgeli kara markaas ayay raadinayaan Shirkado waa weyn oo maalgashta.

    Hadii shidaalkaas noqdo wax ka yar wax la iibgeyn karo oo la maalgelin karo,waa kasoo guurayaan.

    Natiijada shaqadan,waxay soo bixi kartaa 4-5 sano oo soo socota.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.