Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xubnaha Daacish oo billaabay in ay isa soo dhiibaan
    Puntland

    Xubnaha Daacish oo billaabay in ay isa soo dhiibaan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay Nin ajnebi ah oo u dhashay dalka Sacuudi Carabiya, kaas oo katirsan kooxda argagixisada ah ee Daacish. Ninka ayaa noqonaya kii afaraad oo si toos ah isugu soo dhiiba ciidamada Puntland.

    Ninka ayaa xilliga lagu qabtay inta u dhexeysa Carabi iyo Maragadane ee Togga Baallade ee buuraleyda Calmiskaad, halkaas oo ciidamada Puntland ka wadaan in kabadan 11 bilood dagaal ka dhan ah kooxda argagixisada ah ee Daacish.

    Maleeshiyaadka kooxda Daacish ayaa hadda gabaabsi ah, waxaana ay ku go’doonsan yihiin god ku yaalla Togga Baallade, xubnaha haray ee kooxda ayaa billaabay in ay isa soo dhiibaan.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.