Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xukuumadda Deni oo heshiis cusub la gashay Shirkadda DP World (Daawo)
    Puntland

    Xukuumadda Deni oo heshiis cusub la gashay Shirkadda DP World (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Sheegay in Xukuumadda uu Hoggaamiyo ay dardar-gelisay Heshiiskii Balaarinta Dekedda Magaalada Boosaaso ee isha dhaqaalaha Puntland, kaas oo horey u gashay Xukuumaddii uu Hoggaaminayay Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas.

    Madaxweyne Deni oo ka hadlayay Furitaanka Kalafadhiga 44-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa tibaaxay in Heshiis cusub oo mudeysan ay la galeen Shirkadda DP World ee gacanta ku heysa Dekedda.

    Madaxweynaha Puntland ayaan faah-faahinta, sidoo kalena aan Shaacin Waqtiga mudeysan ee uu sheegay inay la galeen DP World si ay u dardar-geliso dhismaha Dekedda Magaalada Boosaaso.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/342155496450812/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.