Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa abaabulaya Mooshinka lagu ridayo Ra’isalwasaare Xamse?
    Somalia

    Yaa abaabulaya Mooshinka lagu ridayo Ra’isalwasaare Xamse?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mooshinka Xamse waxa wada oo abaabulaya Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe.

    Xasan maxay tahay ujeedadiisu?

    1.Waxuu ku qarinayaa fashilka Dowladiisa

    2.Waxuu ku qarinayaa Mashaariicda la lunsaday.

    3.Waxuu ka dhex raadinayaa gorgortan cusub.

    Axmed muxuu ka duulayaa?

    1.Badbaadinta Kursigiisa Madaxweyne ee JL.

    2.Haduu soo laaban waayo in uu JL uga tago Nin udiyaarsan oo isla Beeshiisa hoose ah.

    3.Beelaha Harti iyo Mareexaan in ay helaan Ra’isalwasaaraha si Kursigiisu ugu badbaado.

    3.Dabinta Tooshka uga Ifay Beeshiisa hoose gudaha Beelweynta Ogaden.

    4.Ka hor tagida qorshaha Damjadiid ee ah in Xamse badalo Axmed 2024.

    Dhanka kale Xildhibaanada abaabulaya Mooshinkan kuma jiraan kuwa PL kasoo jeeda oo waxay ubadan yihiin JL,KG,Galmudug iyo Beesha 5-Aad.

    Sida la filayo Xamse waa joogayaa ilaa Bisha 6-Aad oo mooshinkan,hada ayuu cusub yahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.