Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa awood uleh laalida Qodob ka mid ah Dastuurka PL?
    Somalia

    Yaa awood uleh laalida Qodob ka mid ah Dastuurka PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2023Updated:May 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Warqad uu ku saxiixan yahay Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo lagu cadaynayo in Baarlamaanku aqbalay Codsi Madaxweyne oo uu ku dalbanayo Laalid Qodob Dastuuriya.

    Qodobkaas,ayaa ahaa in Doorasho Dadweyne oo toos ah ay ku yimaadaan 66-Xildhibaan ee Baarlamaanka PL.

    Markii la hirgelin waayay doorashada Baarlamaanka,waxaa si nidaamiya loo laalay Qodobkaas qeexaya doorashada Xildhibaanada,iyadoo lagu badalay soo xulida Odoyaasha Dhaqanka.

    Laalidan waa soo jireen la sameeyo doorasho walba ilaa Madaxweyne Cadde Muuse.

    Hadaba Maanta si loo balaariyo ka qaybgalka Siyaasada ,waxaa la hirgelinayaa in Sadexda Xisbi looga guuro 5-Xisbi,waxaana ansixin doona G.Wasiirada,iyadoo horay Ururadu Cod ugu soo kala baxeen,waxaana ugu danbayn la horgaynayaa Baarlamaanka.

    Dastuurka lama furayo ee Qodob,ayaa codsi Madaxweyne lagu laalayaa si kmg ah.

    Laalidan waa u dan Umada reer PL oo waxay qayb ka qaadanaysaa midnimadooda iyo wax wada lahaanshshooda.

    Halkan ka akhriso

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.