Farmaajo,waxaa shirka ka hor istaagay oo diiday in uu qayb ka noqdo Golaha Mustaqbalka Somaliyed Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Ilaa maalintii ugu danbaysay,waxay ku dadaaleen Deni iyo Axmed in ay ku qanciyaan Labadaas siyaasi kasoo qaybgalka Farmaajo ee shirka,waase lagu guulaysan waayay.
Sh.Shariif,waa ogolaaday isagu in Farmaajo yimaado Kismaayo,balse Labada Oday ee Khayre iyo C.C.Warsame,waxay ucuskadeen diidmadooda…..
- In aan la aamini karin Farmaajo oo uu ku xiran yahay Xasan Shiikh.
- In aan Xasan la eedayn karin,iyadoo Farmaajo lala macaamiilayo.
Ugu danbayn Farmaajo,waa laga baajiyay Shirka.
