Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa leh Eeda fashilka Ku dhacay Dowlada Fadaraalka,iyadoon Sanad jirsan ?
    Somalia

    Yaa leh Eeda fashilka Ku dhacay Dowlada Fadaraalka,iyadoon Sanad jirsan ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 19, 2023Updated:April 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ninka Sanad gudihiis ku fashilmay hogaaminta Dalka,waa Madaxweynaha.

    Dalku maleh Xukuumad,wax walbana Madaxweynaha u ah…

    1.Ra’isalwasaare isagaa ah.
    2.Wasiirka Arimaha dibada,isagaa ah.
    3.Wasiirka Maaliyada,isagaa ah.
    4.Wasiirka Amniga,isagaa ah.
    5.Wasiirka Gaashaandhiga,isagaa ah.
    6.Wasiirka Qorshaynta,isagaa ah.

    Madaxweynuhu in Dalka Dowladiisu sidaan u ekaato,isagaa ku talagalay una xushay Dad aan uqalmin oo aan awoodooda hogaamineed gaarsiisnayn Shaqadan.

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa Qabiili ceebta udiidaya Xasan,balse waa fahansan yahay waxa fashilmay in uu yahay hanaankii Dowladnimo ee Xasan dajistay.

    Xamse ma’ahan Ra’isalwasaare ee yaan la xadin.

    Saakay,waxaa yaaban oo taagan Dalku Ra’isalwasaare maleh taageerayaashii Xasan ee Shalay ku faraxsanaa keenista Xamse.

    PL waxay Xasan ku diiday waa qorshahan ay Sanad kadib Somalidii kale aragtay bilowdayna qaylada,waana ilaahay mahadii.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.