Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»ðƒð‡ð€ð€ð‘𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐇𝐄𝐄𝐑 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋 𝐄𝐄 𝐏𝐄𝐂
    Somalia

    𝐃𝐇𝐀𝐀𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐘𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐇𝐄𝐄𝐑 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋 𝐄𝐄 𝐏𝐄𝐂

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa saaka ku qabsoomay xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Puntland munaasabadda dhaarinta Guddoomiyayaasha Gobollada ee Hay’adda Doorashooyinka puntland ee PEC.

    Waxaa goobjoog ka ahaa munaasabadda dhaarinta Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane 𝘞𝙭ð™Ē𝙚𝙙 𝙈𝙖𝙭𝙖ð™Ē𝙊𝙊𝙙 ð˜ū𝙊ð™Ē𝙖𝙧 oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee PEC Mudane 𝘞ð™Ļ𝙖𝙙 𝘞𝙝ð™Ē𝙚𝙙 𝙓𝙞𝙧ð™Ļ𝙞.

    Gudoomiyaha,ayaa kula dardaarmay mas’uuliyiinta la dhaariyey in ay waajibaadkooda iyo howlaha shaqo u gutaan si hufan oo howlkarnimo leh.

    𝖷𝖚ð–ŋ𝗂𝗂𝗌𝗄𝖚 ð–ķ𝖚𝗋ð–ŋ𝖚𝖚ð–ŋ𝗂𝗇𝗍𝖚 ð–Ķð—Žð–―ð–―ð—‚ð—€ð–š ð–Ģ𝗈𝗈𝗋𝖚𝗌𝗁𝗈𝗈𝗒𝗂𝗇𝗄𝖚 ð–Ŋð—Žð—‡ð—ð—…ð–šð—‡ð–―(ð–Ŋð–Īð–Ē)
    #ð˜đð˜Ēð˜ē𝘊𝘊ð˜Ŧ𝘊_ð˜đð˜Ēð˜ēð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜ļð˜Ēð˜Ēð˜Ĩ𝘊ð˜Ŋ𝘊ð˜Ū𝘰
    #ð˜Ļ𝘰ð˜Ēð˜Ēð˜Ū𝘊_ð˜Ūð˜Ēð˜ī𝘊𝘊ð˜ģ𝘎ð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜īð˜ĩð˜Ēð˜ēð˜Ģð˜Ē𝘭𝘎a

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.