Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»ðƒðĄðšðšðŦðĒ𝐧𝐭𝐚 ðĒðēðĻ 𝐗ðĒðĨ-ðĨ𝐚𝐰𝐚ðŦ𝐞𝐞𝐠ðĒ𝐝𝐝𝐚 𝐗ðĻð ðĄðšðēðšðĄðš 𝐆ðŪðŪ𝐝 𝐆ðŪ𝐝𝐝ðĒ𝐠𝐚 Doorashooyinka PL Ee Pec
    Somalia

    ðƒðĄðšðšðŦðĒ𝐧𝐭𝐚 ðĒðēðĻ 𝐗ðĒðĨ-ðĨ𝐚𝐰𝐚ðŦ𝐞𝐞𝐠ðĒ𝐝𝐝𝐚 𝐗ðĻð ðĄðšðēðšðĄðš 𝐆ðŪðŪ𝐝 𝐆ðŪ𝐝𝐝ðĒ𝐠𝐚 Doorashooyinka PL Ee Pec

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida ku cad qodobka 13-aad, farqadiisa 1-aad ee Sharciga Guddiga Doorashooyinka Puntland oo qeexaysa dhaarinta Xoghaya Guud ee Guddiga, waxaa saaka Garsoore Sheekh 𝙎𝙞𝙘𝙞𝙞𝙙 𝘞𝙭ð™Ē𝙚𝙙 𝙁𝙖𝙖𝙧𝙖𝙭 oo ka mid ah garsoorayaasha Maxakamadda Sare ee Puntland uu dhaariyay Xoghayaha cusub ee Guddiga doorashooyinka Puntland Mudane Asad Ahmed Hersi oo Guddigu u magacaabay jagadaan.

    Dhaarinta kaddib, Xoghayihii hore ee Guddiga ahna xubin ka tirsan PEC Marwo Ubah Abshir ayaa xilka ku wareejisay Xoghaya Cusub. Guddiga ayaa soo dhoweeyay Xoghayaha Cusub kulana dardaarmay shaqo wanaag iyo inuu masuuliyadda uu qaaday uga soo baxo si waafaqsan shuruucda iyo xeerarka Guddiga, sidoo kale waxa ay uga mahadceliyeen Marwo Ubax Cabdullaahi Abshir hawlkarnimadii iyo shaqo wanaaggii ay muujisay muddadii ay joogtay xafiiska.

    Munaasabaddaan oo isugu jirtey dhaarinta iyo xil-wareejinta waxaa kasoo qaybgalay Guddoonka, xubnaha Guddiga iyo qaar kamid ah hawlwadeennada xafiiska.

    𝖷𝖚ð–ŋ𝗂𝗂𝗌𝗄𝖚 ð–ķ𝖚𝗋ð–ŋ𝖚𝖚ð–ŋ𝗂𝗇𝗍𝖚 ð–Ķð—Žð–―ð–―ð—‚ð—€ð–š ð–Ģ𝗈𝗈𝗋𝖚𝗌𝗁𝗈𝗈𝗒𝗂𝗇𝗄𝖚 ð–Ŋð—Žð—‡ð—ð—…ð–šð—‡ð–―(ð–Ŋð–Īð–Ē)
    #ð˜đð˜Ēð˜ē𝘊𝘊ð˜Ŧ𝘊_ð˜đð˜Ēð˜ēð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜ļð˜Ēð˜Ēð˜Ĩ𝘊ð˜Ŋ𝘊ð˜Ū𝘰
    #ð˜Ļ𝘰ð˜Ēð˜Ēð˜Ū𝘊_ð˜Ūð˜Ēð˜ī𝘊𝘊ð˜ģ𝘎ð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜īð˜ĩð˜Ēð˜ēð˜Ģð˜Ē𝘭𝘎a

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.