Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐁𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐈𝐒𝐓𝐀 𝐗𝐄𝐄𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐏𝐋
    Somalia

    𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐁𝐈𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐄𝐄 𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐃𝐈𝐒𝐓𝐀 𝐗𝐄𝐄𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐎𝐎𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐏𝐋

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta Xarunta Dhexe ee 𝐏𝐄𝐂 kulan kula yeeshay 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒚𝒂𝒅𝒂 𝑺𝒊𝒚𝒂𝒂𝒔𝒂𝒅𝒅𝒂 Dowladda Puntland, Kulankan ayaa Guddigu xisbiyada ugusoo bandhigeen qabyo qoraalka 𝑿𝒆𝒆𝒓𝒌𝒂 𝑫𝒐𝒐𝒓𝒂𝒔𝒉𝒐𝒐𝒚𝒊𝒏𝒌𝒂 𝑷𝒖𝒏𝒕𝒍𝒂𝒏𝒅 oo Guddigu diyaariyeen.

    Shirka ayay Guddigu uga dhagaysteen mas’uuliyiinta Xisbiyadan tallooyinkooda ku aaddan qabyo qoraalka 𝑿𝒆𝒆𝒓𝒌𝒂 𝑫𝒐𝒐𝒓𝒂𝒔𝒉𝒐𝒐𝒚𝒊𝒏𝒌𝒂 𝑷𝒖𝒏𝒕𝒍𝒂𝒏𝒅 iyo fikradaha ay ka qabaan qodobada uu ka kooban yahay.

    𝖷𝖺𝖿𝗂𝗂𝗌𝗄𝖺 𝖶𝖺𝗋𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖦𝗎𝖽𝖽𝗂𝗀𝖺 𝖣𝗈𝗈𝗋𝖺𝗌𝗁𝗈𝗈𝗒𝗂𝗇𝗄𝖺 𝖯𝗎𝗇𝗍𝗅𝖺𝗇𝖽(𝖯𝖤𝖢)
    #𝘹𝘢𝘲𝘪𝘪𝘫𝘪_𝘹𝘢𝘲𝘢𝘢𝘨𝘢_𝘮𝘶𝘸𝘢𝘢𝘥𝘪𝘯𝘪𝘮𝘰
    #𝘨𝘰𝘢𝘢𝘮𝘪_𝘮𝘢𝘴𝘪𝘪𝘳𝘬𝘢𝘢𝘨𝘢_𝘮𝘶𝘴𝘵𝘢𝘲𝘣𝘢𝘭𝘬𝘢

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.