Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Faahfaahin dagaaladii Laascaanood Ee Maanta
    Somalia

    Video:-Faahfaahin dagaaladii Laascaanood Ee Maanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2023Updated:May 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyada SNM ee weerarka soo qaaday,ayaa markii hore xoogaa hinqisay Ciidanka difaaca Sool ee Aaga ku Aadanaa Tuulo Samakaab.

    Kadib gurmad fiican oo gaaray Ciidamada difaaca Sool jab weyn ayay gaarsiiyeen kuwii SNM,waxaana loo baacsaday kuwa SNM dhanka Tuulo Samakaab,iyagoo difaac ka xirtay meel ujirta Hal KM iyo Bar.

    Tuulo Samakaab,waxay ku taal Laamiga Burco Aada,hadii ay qabsadaan Ciidamada difaaca Sool waxay ka dhigantay in laga jaray Wadadii Saadka Maleeshiyada SNM.

    Dhanka Maraaga,waxaa ka dhacay dagaal xoog leh oo Maleeshiyada SNM looga qabsaday Buuraha Maraaga,waxayna dib ugu gurteen Toga Maraaga oo hadii markale loo xoog sheegto ay noqon doobto in si buuxda Maraaga loogala wareegay.

    Sidoo kale Galbeedka Magaalada,waxaa ka dhacay dagaal kale,kaasoo isagana lagu riixay Maleeshiyada SNM.

    Guud ahaan dagaaladii dhacay waa looga Gacan sareeyay Maleeshiyada SNM.

     

    Halkan ka daawo Afhayeenka 33-da oo hadlay

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1658498874690895876?t=ggBMofG0Sws_ITt7IFLmOQ&s=19

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.