Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garaad Jaamac oo xaliyay shaqaaqadii Garowe
    Somalia

    Garaad Jaamac oo xaliyay shaqaaqadii Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2023Updated:May 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa wax weyn Beelaha Harti oo midaysan kana wada shaqaynaya ilaalsashada Nidaamkooda,Amnigooda iyo midnimadooda.

    Hal Sano ka hor Garaad Jaamac,waxaa loogu yeeri jiray Garaadka guud ee Somaliland,Maantana badbaadinta PL,ayuu hormuud ka yahay.

    Dhanka kale Garaadadu jid ay ka baxaan ayay ufureen Aaran iyo reer Faroole,kadib markii ay waan-waan iyo dhex-dhexaadin bilaabeen.

    Garaad Jaamac oo ka hadlayay Garowe,ayaa kawaramay waxa uga qabsoomay dhex-dhexaadintii ee ay isla qaateen Dowlada..

     

    “Madaxweynihii waan u tagnay, isagoo waliba safar ah ayaan Qardho ugu tagnay, golaha deegaanka iyo dawladdaha hoose awalba dood lagama qabin, wuxuu ahaa arin ay dadku doonayeen, laakiin arinka 8 Janaayo iyo xaaladdaha ka dambeeya, Madaxweynaha waxan isla soo qaadanay in talo la isugu yimaado, taladaasna wuu qaatay mana dhaafi karo, waxa weeye talada waanu wada leenahay, annagu haddaan nahay dhaqanka gobollada Sool iyo Sanaag ka soo jeeda xaajadaas annagaa la wareegnay, annagoo wakil ka ah salaadiinta Puntland oo dhan.” Ayuu yiri Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

    Xaqiiqdu waxay tahay in Garaadadu kaga hagoogteen R.Faroole iyo Aaran-Shaydaan kacdoonka Shacabka Garowe iyo talaabo qaadista Dowlada.

    Haday aragti leeyihiin xalkaas haka faa’idaystaan intaan laysla tagin xeerada salkeeda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.