Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Dabka ka kacay Buuraha Ceerigaabo
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Dabka ka kacay Buuraha Ceerigaabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn Dabkii ka kacay Sanaag,waa soo yaraanayaa.

    Dabku,wuxuu gaaray Dhul gaaraya
    100-km oo isku wareeg ah.

    Dad kuma dhiman ilaa iyo hada,waxaase jira dhaawacyo aan aad ucuslayn oo soo gaaray Dad gaaraya 20-Qof.

    Khasaaraha ugu weyn,wuxuu soo gaaray Dhul Beereedyadii,waxaana gubtay 220-Beerood.

    Dabka wuxuu ka kacay Deegaanka Gaacidh iyo Dowga tabco ee silsilada Buuraha Daalo iyo Surad cad ee Degmooyinka Ceerigaabo iyo Maydh.

    Xaqiiqdii,waa Dhul qiimo weyn lahaa oo ku wanaagsanaa Tacabka Beeraha iyo Dalxiiska.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.