Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ururka argagixisada Daacish oo isku fidinaya gudaha Itoobiya
    Somalia

    Ururka argagixisada Daacish oo isku fidinaya gudaha Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2025Updated:July 16, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sirdoonka Dowlada Itoobiya,ayaa sheegay in ay Gacanta ku dhigeen 82-Xubnood oo ka Tirsan Kooxaha Daacish iyo AS.

    “82-Xubnood,waxaa looga shakausan yahay in ay tababar kusoo qaateen Puntland oo uu ka socdo hawlgal guulaystay oo lagula dirirayo Daacish”Ayaa lagu yiri Warbixinta kasoo baxday Wardoonka Itoobiya.

    According to a statement sent to ENA by the National Intelligence and Security Service (NISS), investigations have been conducted regarding the efforts of the Somalia wing of ISIS operating in Puntland to expand and establish cells of the terrorist group in various countries and Ethiopia.

    Deegaamada lagu qabqabtay Xubnahan,waxaa ka mid ah Deegaanka Oromada,Deegaanka Somalida iyo Deegaanka Hararida Itoobiya.

    “Addis Ababa, around Sheger city in Oromia, Adama, Haromaya, Shashemene, Bale, Jimma and Shakiso cities in the Oromia region; in Silte Zone and Halaba Kulito city of the Central Ethiopia region; in Jigjiga city of the Somali region, and Harari region”

    Sirdoonka Itoobiya,waxay sheegeen in ay qorshaynayeen hawlgalo iyo abaabulo ay ka fulin lahaayeen gudaha Dalkaas.

    Waa markii ugu horaysay oo Sirdoonka Itoobiya xaqiijiyo in tiro intaa le’eg oo argagixisada ah ay qabteen,isla markaana gudaha Dalkooda ay ka jiraan dhaqdhaqaaq xoog leh oo kooxahaas ah.

    Tani,waxay hoosta ka xariiqaysaa sida kooxaha argagixisada ah ee Somaliya ka hawlgala khatar ugu yihiin xasiloonida Geeska Afrika.

    Puntland,ayaa Deegaamadeeda Bari kula dirirtay Daacish Bilihii lasoo dhaafay,iyadoo Ciidanka Difaaca PL ay Cagta mariyeen ku dhawaad 1500 oo Xubno Daacish ah,waxayna ka sifeeyeen Dhul Buuraley ah oo gaaraya 350- KM.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.