Video:-Wasiir Beyle Oo markii Ugu horaysay faahfaahiyay lacagtii Imaaraadka lagala wareegay

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in loo baahan yahay in waddamada caalamku ay ixtiraamaan madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.
 
Wasiirka oo maalmahan ku sugnaa magaalada Washington,ayaa sidoo kale kawar bixiyay sida dwoladu ula wareegtay lacagtii ahayd 9-ka milyan ioyo lixda boqol ee kun ee dollar ee dawladdu ka qaadday diyaarad ay lahayd dowlada Imaaraadka Carabta,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo Wasiirka