Mucalimuu oo ugu danbayn loo doortay Xildhibaan

5-jeer oo uu ka badbaaday Weeraro oo kii udanbeeyay uu dhaawiciisu ka muuqdo,waxaa loo doortay Maanta Xildhibaan Mucalimuu.

Ma quuste aysan niyad jabin argagixisadu oo ka mira dhaliyay hankiisa diidayna in uu Dalka uga cararo,ayaa lagu tilmaami karaa Mucalimuu.

Moalimuu oo shan goor,ayuu ka badbaaday weeraro iyo qaraxyo ay fuliyeen maleeshiyada Al-shabaab.