Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»25-Sano kadib Maxaa Puntland uqabsoomay?
    Somalia

    25-Sano kadib Maxaa Puntland uqabsoomay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1. Laamiga isku xira Bosaso Baran iyo Ceerigaabo oo gabo gabo maraya.

    2: dhismaha Dekad Cusub Garacad.

    3: Dhismaha Buundooyinka iyo Casriyaynta Laamiga weyn ee isku xira Bosaso iyo Gaalkacyo.

    4: Casriyaynta Garoomada diyaaradaha Puntland .

    5. Bilaabida Dhismo Cusub oo Laamiya Kaasoo isku Xiri Doona Garacad,Gaalkacyo iyo Galdogob.

    6: Balaarinta Dekadii hore ee Puntland Bosaso.

    7: Dhismaha xarumaha Dawlada Qayba Kamida Dhamaan Xarumaha Wasaaradaha Puntland Kuma jiraan wax kiro ah .

    8: Gaarsiinta iyo Baahinta Adeegii Dowliga ahaa Dhul Masaafo ahaan Aad ukala Durugsan dherar ahaana gaaraya 2000-KM.

    9: Qabashada Doorasho Bulsho diyaarinta Xisbiyada iyo Daadajinta Awoodaha Dowliga ah Laguna Celiyay Gacmaha Shacabka.

    10: Dhismaha iyo Tayaynta Nidaamka Garsoorka iyo Maxkamada sare Ee Puntland.

    5-Sano Kadib Maxay Sugayaan Shacabka Reer Puntland?

    1: Waxay Sugayaan madax ay iyagu Soo doorteen.

    2: Dhismaha Kaabayaal Dhaqaale oo waa weyn.

    3: Maalgashi Balaaran iyo Xarumaha Danta Guud oo Tayo sare Leh.

    4: Gobol kasta iyo Degmo Kasta oo Laamiga La gaarsiiyo.

    5: Puntland Ka badalan 5-Sano ka hor siday ahayd.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.