Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»40 Ruux oo ku dhimatay isbuurasho ka dhacday aaska Gen. Qassem Soleimani
    Somalia

    40 Ruux oo ku dhimatay isbuurasho ka dhacday aaska Gen. Qassem Soleimani

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 7, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afartan ruux ayaa ku geeriyootay kadib markii ay isbuurasho ka dhacday aas loo sameynayay Gen. Qassem Soleimani oo Jimcihii hore ku dhintey duqeyn ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanka.

    Geerida dadkan ayaa sababtay in dib loo dhigo aaska Gen. Qassem Soleimani oo ka dhici lahaa magaalada uu ku dhashay ee Kerman.

    Dad lagu qiyaasay malaayiin ruux ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada uu ku dhashay iyo weliba magaalooyin kale.

    lama oga waxa sababay is buurashada hase yeeshee madaxa gurmadka deg-degga ee dowlada Iran Pir-hossein ayaa sheegay in 40 ruux ay geeriyoodeen, halka 213 kalana ku dhaawacmeen sababo la xiriira tirada dadka oo aad u badneyd.

    General Qassem Soleimani ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa qofka labaad ee ugu awooda badan dalka Iran isagoo ku xigey hogaamiyaha Cali Khamenei.

    Maraykanka ayaa u arkay inuu yahay argagaxiso iyo inuu ku yahay khatar ciidamada Maraykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.