Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?
    Puntland

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In Laftagareen tago Baydhabo,waxay diraysaa fariin Xasan Shiikh qalbi jab siyaasadeed ku ah.

    Masoo marin Xamar sidii caadada u ahayd,isla markaana diyaarada uu ku tagay Baydhabo lagama tixgelin oo lamaba socon Xasan iyo kooxdiisa.

    In uu Baydhabo kasoo dego,iyadoo Itoobiyaanku galbinayaan mahan wax fudud.

    Fariimaha uu dirayo imaanshaha Laftagareen ,waxay kala yihiin….

    1. Dastuurkii iyo Doorashadii Xasan oo fashil kale la kulmay.
    2. Dowladihii dariska ee muhiimka ahaa,gaar ahaan Itoobiya oo si cad dhabarka ugu jeediyay Xasan,iyadoo kulankii Jabuti uusan waxba badalin.
    3. Xasan oo looga sii adkaanayo loolanka Dalka.

    Laftagareen lama aamini karo 100% ilaa uu ka hor yimaado Cutubyada Dastuurka ee Xasan ku falaaday,balse calaamadaha ka muuqda ilaa iyo hada waa fiican yihiin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.