Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diin Puntland ayaa ka soo hor-jeestay Guddiga ay dhawaan u magacawdey Wasarada Diinta iyo Awqaafta Dowladda Faderaalka Soomaaliya ka shaqeynta kala sarista shirkadaha u tartaami doona fulinta Adeegga xajka ee Sanaadka 2019.,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka