Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland
    Puntland

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026

    Miisaaniyad sanadeedka 2026 ee Dowladda Puntland waxay ka koobantahay dakhli lagu maamulayo Khasnadda Dowladda (On-budget) iyo Dakhli ka baxsan Khasnadda Dowladda (Off-budget). Miisaaniyadda sanadka 2026 waxay noqonaysa wadarta guud $ 315,783,344 Sanadkii.

    Dakhliga gudaha ee Miisaaniyadda sanadka 2026 wuxuu noqonayaa $117,612,300 wuxuu ka soo xaroonayaa dhamaan Gobollada Puntland wuxuuna kordhay 16% marka loo eego sanadka 2025, iyo kab Miisaaniyadeed oo dhan $22,541,685 sanadkii, taas oo dakhliga gudaha ee Khasnadda dhexe lagu maamulayo ka dhigaysa $140,153,985 sanadkii, sidoo kale Mashaariicda Bankiga Aduunka ee soo maraya Khasnadda dhexe ee Dowladda Puntland waxay noqonaysa $39,495,472 sanadkii, wadarta guud ee dakhliga lagu maamulayo khasnadda Dowladda Puntland oo dhan $179,649,457 Sanadkii.

    Dakhliyadda ka baxsan Khasnadda Dowladda ee kala ah Mashaariicda Qaramadda Midoobay, Hay’adaha caalamiga ah, Mashruuca Bankiga Horumarinta Africa iyo dawladaha hoose oo wadar ahaan dhan $136,133,887 sanadkii, Miisaaniyaddan ayaa ah kuwo ay maamulaan hay’adaha ay qusayso, kuna fuliya mashaariic horumarineed oo u qoondaysan. Miisaaniyadda mashaariicda caalamiga ah ee sanadka 2026 waxay hoos u dhacday 57% marka la barbardhigo qoondada sanadka 2025 waana isbedel ku yimi guud ahaan deeqihii caalamka oo uu hoos udhac xoogan kuyimi.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.