Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL
    Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY,ayaa looga hadlay guulaha taariikhiga ee ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ka gaareen dagaalka ay kula jiraan kooxda argagixisada ah ee Daacish in kabadan 11 bilood.

    Sidda ku cad warbixinta ciidamada Puntland oo garabsanaya saaxiibada caalamiga ah, ee ka taageera duqeymaha hawada ayaa u babac dhigay kooxda Daacish, iyagoo horumar baaxad leh ka sameeyay aagga dagaalka, si ba’ana u jabiyay Daacish oo isku tilmaamtay Dowladda islaamiga ah, horreyna dagaalo badan uga gashay dalal ay kamid yihiin Ciraaq iyo Suuriya, halkaas oo dagaalkooda isku bahaysteen Quwado waa weyn oo ay kamid yihiin Dowladdaha Mareykanka iyo Ingariiska.

    AMERICAN UNIVERSITY ayaa xustay in guulaha ay ka gaareen ciidamada Puntland dagaalka Daacish ay yihiin kuwo muddan in la dul istaago, Marka loo eego dagaalka natiijo la,aanta ah ee Dowladda Federaalka ah kula jirto kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, kaas oo aan laga sameyn wax horumar ah marka loo eego taageerada amni caalamku uu siiyo Muqdisho.

    Hoos ka akhriso warbixinta American University – oo ku qoran afka Ingariiska.

    https://www.american.edu/sis/news/202050407-how-the-small-autonomous-region-of-puntland-found-success-in-battling-islamic-state-in-somalia.cfm
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.