Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»80% Raaskanbooni iyo Aageeda,waxaa Gacanta ku dhigay Ciidamada JL.
    Somalia

    80% Raaskanbooni iyo Aageeda,waxaa Gacanta ku dhigay Ciidamada JL.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    80% Raaskanbooni iyo Aageeda,waxaa Gacanta ku dhigay Ciidamada JL.

    Maleeshiyada Xamar laga keenay,waxay hada Madaafiic kasoo ridayaan hareeraha Magaalada.

    Ilaa Sadex fariisin oo ay joogeen,waa laga saaray oo waa laga qabsaday.

    80-Askari oo Maleeshiyada Xamar ah,ayaa isa soo dhiibay.

    Gudoomiyihii hore ee Raaskanbooni iyo Maleeshiyaad uu wato,waxay ugaleen Kenya oo Xuduuday ka talaabeen.

    Saacadaha soo socda 100% ayay JL Gacanta ugu dhigaysaa Raaskanbooni iyo Aageeda.

    Dagaalka,waxaa soo qaaday oo Gacanta ku horeeyay DFS,waxayna adeegsatay Drons-kii Turkigu bixiyay.

    Waa talaabo muujinaysa hadii Xasan haysan lahaa awood intaas ka balaaran in uu isticmaali lahaa sidii 1988-dii iyo Dowladii Milleteriga.

    BC in ay ku khaldanayd qaadista Cunaqabataynta Hubka ayay daliil cad utahay midan oo aysan jirin Dowlad masuul ah oo lagu aamini Karo wax awood ah.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.