Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Geellaha Jabuti miyaa Villa Somaliya taladeeda la wareegay?
    Somalia

    Geellaha Jabuti miyaa Villa Somaliya taladeeda la wareegay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Geelle fursada uu helay in badan,ayuu baadigoobayay,taasoo ah in uu talada Villa Somaliya isagu Geed fadhi unoqdo.

    Madaxweynaha rasmiga ah ee Villa Somaliya xiligan waa Ismaaciil Cumar Geelle.

    Xasan Shiikh,waxuu noqday Gacan yare ka hoos shaqeeya Madaxweyne Geellaha Labada Aqal ee Jabuti iyo Xamar.

    Geelle hankiisu waa in Somaliya kala qaybsanasto,kala fadhido oo aysan dhiman,noolaana,isaguna ukala dab qaado.

    Xataa kuwa Hargaysa jacayl uma hayo ee waxuu rabaa in ay ahaadaan Dad uu meel dhexe ku haysto.

    Fursada ugu weyn,waxuu ka helay Xasanka Eexda iyo musuqa hankiisu yahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.