Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh aragti Qaran maleh Ee aragti Qabiil buu leeyahay.!!
    Somalia

    Xasan Shiikh aragti Qaran maleh Ee aragti Qabiil buu leeyahay.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 3, 2023Updated:February 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haduu yahay Siyaasi ufakaraya si heer Qaran ah oo jaangoyntiisu ay tahay Danta Siyaasadeed ee Dalka waxuu garab siin lahaa reer Laascaanood.

    Raga Hargaysa fadhiya ee midnimada khatarta ku ah,ayuu fursad uu ku jilciyo uga dhigan lahaa kacdoonka Laascaanood.

    Sidoo kale,waxuu baritaari lahaa guuxa Boorame iyo carada Beelaha Garxajis.

    Intaas kadib,waxuu cidlo ka heli lahaa Siyaasiyiinta Beesha Habar Awal ee gooni goosadka rabta,iyagoo diciif Siyaasadeed ah.

    Balse ma’ahan Siyaasi Qaran ee waa hogaamiye Beeleed fursad uhelay in uu fariisto Kursiga Villa Somaliya.

    Laascaanood qadiyadeedu waa guulaysanaysaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.