Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diyaarad Hub usida Maamulka Muuse Biixi oo Hargaysa ka degtay
    Somalia

    Diyaarad Hub usida Maamulka Muuse Biixi oo Hargaysa ka degtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarad laga leeyahay waddanka Bulgaria oo Flight Number-keedu yahay UR 11819,ayaa ka degtay Magaalada Hargeysa.

    Diyaaraddan oo lagu tuhmayaa in ay wadday Hub culus,ayaa dhowr Dal ku soo martay si raad gadasho ah…

    Waxay kasoo duushay Sarafovo Bulgaria 14:06 Jimcihii.

    Waxay ku hakatay Stanbul Turkiga 29:34.

    Waxay sii martay magaalo udhow Qaahira Masar 22:04.

    Waxay sii martay Khartuum Sudan 05:47 Axadii.

    Waxay ka degtay Hargaysa 11:06 isla Axadii 05.02.2023.

    Waxay ka duushay Hargaysa 13:29 isla Axadii.

    Waxay shidaal kasii qaadatay Khartuum Sudan 16:12 isla Axadii.

    Waxaa baaristeeda Gacanta ku haya oo daba socda si gaar ah Maraykanka.

    Hubka la tuhmayo in ay sido Dowlada Jabuti,ayaa la filayaa in ay magaceeda ugu soo iibisay oo damaanad qaaday in Hargaysa laga dajiyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.