Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kala jab weyn oo soo wajahay Maleeshiyada Muuse Biixi
    Somalia

    Kala jab weyn oo soo wajahay Maleeshiyada Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nuux Taani Talyaha Maleeshiyada Muuse Biixi waxa uu Beesha Habarjeclo ka qoranaya. Ciidan.

    Qofku markuu is qoro Ciidanka,waxaa lasiinanayaa 1000$ oo horumarin ah.

    Shuruudaha lagu qorayo Qofka Ciidanka laga dhigayo,waxaa ugu horeeya Hub waxa uu qabsado isagu in uu leeyahay.

    Beesha Biiciido oo ah Jifi Harjeclo ah,ayaa diiday in ay is qorto Ciidanka,waxaase isoqoray Soolamadaw,Reer Yoonis iyo Cumar.

    Guud ahaan Beelaha Isaaq,waxaa lookala diray Rag Lacag loo dhiibay oo Ciidamo kasoo qora.

    Cadaadiska dibada ka fuulay,waxaa ugu darsoomay Maamulka Muuse Biixi fashilka gudaha,gaar ahaan Maleeshiyaadkooda.

    Xabad joojinta,waxaa kusoo dadajiyay markii fashilka Diblomaasiyada dibada laga soo tago khilaaf weyn oo xaga Ciidanka ah,gaar ahaan Beesha Habar Jeclo oo aad ugu dhimatay dagaalka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.