Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni oo soo cayriyay Ergedii Beesha Bah-gareen Ee wada xaajoodka Guryaha
    Somalia

    Deni oo soo cayriyay Ergedii Beesha Bah-gareen Ee wada xaajoodka Guryaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni waa soo cayriyay ergedii Beesha Bahgareen ee ay kawada xaajoonayeen duminta Guryaha Bosaso.

    Waxaa utagey Madaxweyne Deni Gudi 21-xubnood ka kooban oo iskugu jira Odoyaal,Aqoon-yahan iyo dhalinyaro oo kasocda Beesha Bah-gareen.

    Si macquul ah ayay ula hadleen oo uhogo tusaaleeyeen ugagana sheekeeyeen taariikhda Guryahan.

    Xaafada hoose ee Bosaso,waxaa ku yaal Daarihi looga talin jiray Magaalada sida..

    1 Daartii Boqor Cismaan.
    2.Daarti Governatore Italian protectorate.
    3. Saldhigii Police-ka
    4.Dekadii
    5.Xaruntii Netfish.

    Balse nasiibdaro waxuu ugu jawaabay si kooban….

    “Xaafada waan duminayaa oo Oromo,ayaa qurmisay”.

    Culayska ugu weyn,waxuu ka imaan doonaa markii Odayga la dilay Wiilashiisu hab Qabiil wax uraadsadaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.