Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay uga dhigan tahay Jubaland booqashadii Madaxweyne Xasan Shiikh ?
    Somalia

    Maxay uga dhigan tahay Jubaland booqashadii Madaxweyne Xasan Shiikh ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2023Updated:March 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Socdaalkii Madaxweyne Xasan ee Kismaayo,waxuu noqday mid aan miro dhal ahayn.

    Hor iyo horaanti in uu fuliyo ballanqaadkiisii ahaa,waxaan imaanayaa Kismaayo,waxay qaadatay Laba Bilood.

    Imaanshihisan uu hada yimid Kismaayo M.Xasan,waa uu baajin lahaa ee waxuu ka baqay in Axmed Madoobe ka caroodo oo uu kasoo qaybgeli waayo Shirka 15-ka Bishan la filayo in layskugu yimaado.

    Waa mida xigtee,qorshihii uu imaan lahaa Kismaayo ee lagu ballansanaa waa fuli waayay.

    Ujeedka socdaalka M.Xasan ee Kismaayo,waxaa ugu weynaa in Gedo si buuxda loogu soo daro Jubaland-ta kale.

    Balse qorshahaas waa fashilmay,waxuuna sababsaday Laba arimood oo kala ah..

    1.Itoobiyaanka oo diidan in Gedo hoos tagto maamulka Axmed Madoobe.

    2.Xasan Shiikh oo laftigiisu aan daacad ula shaqaynayn Axmed Madoobe.

    Labadii Maalmood ee uu joogay Kismaayo M.Xasan majirin kulamo mira dhal ah ama macno ulahaa Jubaland oo dhacay.

    Ugu danbayn,waxuu Kismaayo uga anba baxay halayga warsugo oo arinka Gedo halay daayo xalintiisa.

    Jubaland,waxuu ka dalbaday in aysan umagacaabin maamul cusub Gobolka Gedo inta uu booqanayo ka hor.

    Laba Todobaad kadib,ayuu sheegay M.Xasan in uu tegi doono Gedo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.