Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga xaajoonayaa Shirka Baydhabo ka furmaya?
    Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa Shirka Baydhabo ka furmaya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Baydhabo,waa mid ku kooban B&K Dalka oo aan miisaan lahayn.

    Caalamka ay ku tiirsan tahay taageeradooda Dowladnimada Somaliya waxay kula shaqeeyaan Somalida is ogol.

    Qodobada looga xaajoonayo waa Sadex kala ah…

    1.Amaanka.
    2.Fadaraalaynta hanaanka maaliyada.
    3.Doorashooyinka.

    Sadexda Qodob midna wax kama qaban karaan…

    1.Amaanka majirto Siyaasad midaysan oo Dalka kawada dhaxaysa,waxa ugu weyn ee kasoo bixi kara waa baaq la dagaallanka argagixisada ah.

    2.Hanaanka Maaliyada ee lawato waa mid Dowlad Dhexe usamaysan oo la rabo in hal Gacan lagu shubto Canshuuraha kasoo xarooda Dekedaha iyo Garoomada Dalka.

    Galmudug,Hir-shabelle iyo KG maleh Ilo dhaqaale kasoo xaroodo oo lagala wareegayo oo awalba Dekeda Muqdisho,ayaa laga biilayay ee waxa loo gaatamayo waa Dekeda iyo Garoonka Kismaayo.

    Shirkan oo awalba maqaamkiisu kusoo ururay B&K Dalka,waxaa hadana sii macno tiray ka maqnaanshaha Madaxweynaha Fadaraalka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.