Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Dhaawicii Siyaasadeed ee Sanadka 2023,waxuu ku dhacay Xamse iyo Axmed.
    Somalia

    Faallo:-Dhaawicii Siyaasadeed ee Sanadka 2023,waxuu ku dhacay Xamse iyo Axmed.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhaawicii Siyaasadeed ee Sanadka 2023,waxuu ku dhacay Xamse iyo Axmed.

    Dhaawacaasi,waxuu ahaa markii,iyagoo fadhiya PL oo ehel soke la ah loo xilsaaray Masuuliyiin kale in ay xal ka raadiyaan.

    Iyaga iyo hogaanka PL waa kala fogaan karaan,siday ku timid dib ugu mashquuli mayno,waxayse ahayd xataa ugu yaraan in ay diidaan in lagu qoro Warmurtiyeedka oo ay ku dagaallamaan si isfahan Odaytinimo ah in loogu diro Ergadaas.

    Ceeb iyo bahdil way ka saraysaa waxa ku dhacay Axmed iyo Xamse ee waa dhaawac Siyaasadeed oo taariikhda galay kuna yimid damiinimo Siyaasadeed.

    Puntland loolankii Villa Somaliya way ku adkaatay si buuxda,talada Dalkana,iyadaa marti looga yahay saakay.

    Jeeg cad oo waxay rabto ay ku qoran karto,ayaa horyaala Puntland.

    Siyaasadu Muufaysi iyo Dhaanto ma’ahan..!!

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.