Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Weftiga Puntland oo guulo ka gaaray kulamadoodii BC Ee Nayrobi
    Somalia

    Weftiga Puntland oo guulo ka gaaray kulamadoodii BC Ee Nayrobi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftiga ka socday Dowlada Puntland ee kulamada kula lahaa Beesha caalamka Nayrobi waxay gaareen guulo diblomaasi.

    Marka laga reebo Baanka Aduunka oo weli wada hadal usocdo inta kale hay’adaha taageera Mashaariicda horumarineed ee PL waxay ballan qaadeen in ay si toos ah usii wadayaan oo aysan saamayn ku yeelanayn khilaafka jira.

    Dowlada Fadaraalka waxay isku dayday in ay hor istaagto kulamadaas balse uma suuroobin oo Beesha caalamku ma tixgelin Email-keedii.

    Madaxweyne Deni,ayaa isagu usafray Imaaraadka,waxaase dadaalka diblomaasiyadeed sii wada Wasiirada.

    Puntland waxay wadaa dadaal diblomaasiyadeed oo ay aragtideeda ku gudbinayso kuna difaacanayso deeqaha ay caalamka ka hesho.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.