Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Laascaanood
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 26, 2023Updated:March 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Lix Askari,ayaa ka geeriyooday,Sagaal kalana waa ka dhaawacmeen Ciidamada Difaaca Sool.

    Dhaawaca,waxaa culus Laba Askari oo Garowe lasoo gaarsiiyay.

    Ciidanka dagaalku qabsaday saakay ee jilibka udhigay weerarka ay soo qaadeen Ciidamada SNM ee Muuse Biixi waa kuwa Beesha Cismaan Maxamuud.

    Lixda Nin ee Geeriyootay 4-waa Bahdir-rooble,hal waa Caamir Maxamed iyo Hal Wabeeneeye ah,rabi ha’unaxariisto.

    Ciidamada difaaca Sool waxay ku durkeen Aagii ay horay ujoogeen kuwa SNM ee ku beegnaa Bohalaha Xargaga,waxayna ka qabsadeen Deegaan balaaran.

    Dhimashada soo gaartay Ciidamada SNM waa tiro badan tahay,waxayna yaalaan Maydadkoodu Dhulka lagu diriray saakay.

    Ciidamada saakay jilibka u aasay SNM,waxaa gaaray gurmad fiican.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.