Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan tahay tegida Laascaanood Ee Isimada Bartamaha iyo Koonfurta Dalka?
    Somalia

    Maxay ka dhigan tahay tegida Laascaanood Ee Isimada Bartamaha iyo Koonfurta Dalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 27, 2023Updated:March 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laascaanood Laba hadaf,ayaa ku hurdamayay oo kala ah…

    1.Beelo,ayaa ku diriraya lakala yiraahdo Harti iyo Isaaq.

    2.Beel ka mid ah Beelaha SL oo wax tirsatay iyo Maamulka,ayaa ku diriraya.

    Saakay,waxaa guulaystay hadafkii ahaa Laba Beelood oo Somaliyed,ayaa ku diriraya Laascaanood.

    Tagida LC ee Odoyaasha Dhaqanka Beelaha B iyo K Dalka,waxay dhabarka ka jabisay doodii Muuse iyo SNM ee Qaran Madax banaan.

    Ugu yaraan Odoyaashan in la geeyo LC waxay dharbaaxo ku tahay dhanka Beesha Isaaq,waxayna taageero Siyaasadeed utahay dhanka Beesha Harti.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.