Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shabaab oo sahay jiscin uqaybisay Ciidamadii Eretereya lagu soo tababaray
    Somalia

    Shabaab oo sahay jiscin uqaybisay Ciidamadii Eretereya lagu soo tababaray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2023Updated:March 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisada Shabaab waxay ka faa’idaysatay dayaca Dowlada ee Ciidamadii Eretereya lagu soo tababaray.

    Shabaab waxay dhexgaleen Ciidamada,waxayna sameeyeen koox hanuunin ah oo ku qancisa Askari walba in uu aado Deegaankiisa.

    Ma aysan oran nagu soo biira,waxayse usheegeen in ay jiscimayaan oo ay ufududaynayaan kala aadidooda Deegaamadii laga keenay markii hore.

    “Horay Eretereya,ayaad ugu dayacanteen,haatana Xeradan,ayaad ku jabteen oo xataa Cuntadii,ayaa laydin awoodi waayay ee waan idin jiscimaynaa oo amaankiina waa sugaynaa Askari kasta ha aado Deegaankiisii”Ayay ku shubeen koox Ciidanka ay dhex gashteen Shabaab.

    Tiro ku dhow 2000-Askari ayay Shabaab anba bixiyeen oo siiyeen Lacag sahay ah sugeen amnigooda intii ay sii socdeen.

    400-Askartaas ka mid ah,waxaa lagu arkay Deegaamada udhaxeeya Gedo,Kilinka Shanaad iyo Adis-ababa oo markii hore laga keenay.

    Waa nasiibdarro weyn in Ciidankii loosoo tababaray la dirirka Shabaab ay dib udajin nololeed usamaysay isla Shabaab.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.