Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Milleteriga Sudan oo beeniyay in ay jirto Xabad joojin laysla qaatay
    Somalia

    Milleteriga Sudan oo beeniyay in ay jirto Xabad joojin laysla qaatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 18, 2023Updated:April 18, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Militariga Sudan,ayaa maanta beeniyey inay ka war hayaan xabbad-joojin 24 saac ah, kadib markii madaxa ciidamada sida militariga u tababaran ee Dacmu Sariic Jeneral Maxamed Xamdaan Daglo uu xaqiijiyey inuu ogolaaday xabbad-joojinta.

    “Waxaan galnay marxalad xasaasi ah, waxaana dadaalkeenu uu diiradda saarayaa sidii loogu guuleysan lahaa hadafyada heerka howlgal,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay militariga kadib maalmo ay isku dhacyo dhex-marayeen ayaga iyo ciidamada Dacmu Sariic.

    https://twitter.com/AJEnglish/status/1648272663041695749?t=HEyeW8dj_0M08yOZl2zhtA&s=19

     

    Jeneraal Xamdaan, oo sidoo kale loo yaqana Xamedti, ayaa goor hore sheegay inuu ogolaaday xabbad-joojin 24 saac ah si loo ogolaado marin nabdoon oo ay helaan shacabka loona daad-gureeyo dhaawaca.

    Xamedti ayaa intaas ku daray in ciidamada militariga ay ku guul-darreysteen “inay ixtiraamaan xabbad-joojinta, ayna duqeeyaan goobo ay shacabka ku badan yihiin islamarkaana halis geliyeen nolosha rayidka.”

    “Waxaan wada-hadallo dheeraad ah ka sugeynaa xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, kuwaas oo ku saabsan sida ugu wanaagsan ee wax looga qaban karo xadgudubyadan,” ayuu yiri.

     

    The leader of the paramilitary group Rapid Support Forces in Sudan reaffirmed the approval of a 24-hour armistice to ensure the safe passage of civilians and evacuation of the wounded.

    🔴 Follow our LIVE coverage: https://t.co/NdZR56nqYR pic.twitter.com/PJxpb1OMGw

    — Al Jazeera English (@AJEnglish) April 18, 2023

     

    Goor sii horreysay oo maanta ah, wasiirada arrimaha dibedda dalalka G7 ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Sudan “inay si deg deg ah usoo afjaraan coladda” kuna laabtaan wada-hadalalda kadib maalmo ay socdeen dagaallo ay ku dhinteen ku dhowaad 200, kuna dhaawacmeen in ka badan 1,800.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.