Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ururada Siyaasada Puntland oo ansixiyay in laga guuro habka Sadexda Xisbi
    Somalia

    Ururada Siyaasada Puntland oo ansixiyay in laga guuro habka Sadexda Xisbi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xalay,waxaa kulmay 9-ka Urur Siyaasadeed ee Puntland 7-ka mid ah.

    Waxaa la hor dhigay hindisihii ahaa Sadexda Xisbi in looga guuro 5-Xisbi oo Siyaasada Puntland ka arimiya 10-ka sano ee soo socota.

    Lix ka mid ah,ayaa isku raacday in laga guuro Sadexda Xisbi loona badalo 5-Xisbi.

    Golaha Wasiirada,ayaa la horgaynayaa oo ansixin doona,waxaana kadib loosii gudbin doonaa Baarlamaanka oo lifaaq ka dhigi doona Dastuuriya.

    Xulka Siyaasada reer PL,ayaa qabay fikirkan kana soo horjeeday in Sadex Xisbi loo xiro Siyaasada,balse Deni tiisuu dhex raacsaday oo waa ka faa’idaystay.

    Xalay ayay ufariisatay rajadii mudo kororsiga Deni oo hankiisu waa in Doorashada Golayaasha Deegaanka lagu daba xijiyo tan Baarlamaanka,iyadoo 5-ta Xisbi iyo Gudiga doorashada ay isla qaadanayaan mudo lagu hirgelinayo.

    Wal-walkii uu ka qabay Deni in uu ka hor istaago mudo kororsiga Ururka Mideeye oo ay cadahay in uu noqon doono Xisbi,ayuu u arkaa in uu xal uhelay oo ku muquunin doono Aqlabiyad,maadaama 5-ta Xisbi uu ku kalsoon yahay in uu ka helayo mar walba 3-Xisbi oo ay isku aragti noqdaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.