Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Danta Umadda iyo Deni in la mucaarado aan kala leexino.
    Somalia

    Faallo:-Danta Umadda iyo Deni in la mucaarado aan kala leexino.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shalay,waxaa dood laga dhiganayay Sadex Xisbi oo Cismaan Maxamuud ah kala dooran mayno.

    Markii cabashadaas loo hakaday oo 5-Xisbi laga dhigay lana siiyay fursad Dadkii doodaas qabay,waxay bilaabeen Dastuurku waa Lama taabtaan.

    Dastuur wax laga badalayo majiro ee Qodob,ayaa la’laalayaa,si loo gaaro dan Umadeed.

    Si la mid ah Qodobka doorasho walba oo PL ka dhacda la’laalo ee sharaxaya habka ay ku imaanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka.

    Madaxweyne Faroole laftigiisa,ayaa sameeyay waxa Deni saakay uu ku eedaynayo oo laalay Qodob Dastuuriya si markaas loo xaliyo arin taagnaa.

    Bulshada caadiga ah arinkan dhib weyn uma arkaan,waxaase Deni kula loolamaya Raga dhaqanka iyo Siyaasada qaybta ka ah intooda badan.

    5-ta Xisbi mid ku yeelo ama mid gal si aad door ugu yeelato Siyaasada Puntland 10-ka Sano ee soo socota.

    Danta Umadda iyo Deni in la mucaarado aan kala leexino.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.