Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyay tahay in mudo kordhin loo sameeyo Xukuumada Puntland xiligan hogaaminaysa?
    Somalia

    Miyay tahay in mudo kordhin loo sameeyo Xukuumada Puntland xiligan hogaaminaysa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan ubaahanahay Hal Sano iyo Lix Bilood oo ka baxsan mudo xileedka Xukuumada xiligan jirta.

    Mudadaas,waxaa Puntland looga gudbinayaa si Sharciya oo waafaqsan Dastuurkeena…

    1.Sugida xoraynta Sool iyo dhismaha SSC.

    2.Dhamaystirka Dimuqraadiyada ilaa heer,Baarlamaan iyo Madaxweyne.

    3.Qabyo tirka Dastuurka Fadaraalka iyo sugida Fadaraalaynta.

    Si loo fuliyo Qodobadaas,waxaan ubaahanahay si Kmg ah in aan ulaalno Laba Qodob oo Dastuurkeena ka mid ah,kuwaasoo kala ah…

    B.Qodobka 8-da Janaayo ee Doorashada Madaxweynaha ee 46.

    T.Qodobka Sadexda Xisbi ee 135.

    Yoolkeenu waa Puntland oo sal iyo baar ka noqotay Dimuqraadi iyo 2026.

    Taageer himilada Dadkeena.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.