Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Maxaa udanbeeyay Dabka ka kacay Alberta Canada?
    Somalia

    Video:-Maxaa udanbeeyay Dabka ka kacay Alberta Canada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 7, 2023Updated:May 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gobolka Alberta ee dalka Canada oo xaalad degdeg ah looga dhawaaqay

    Gobolka Alberta ayaa looga dhawaaqay xaalads degdeg ah kaddib markii dab ka soo billowday keymaha u uku fiday gobolkaas ku yaalla galbeedka Canada, taasoo sababtay in ku dhowaad 25,000 oo qof ay ka qaxaan guryahooda.

    Gobolkan oo hore ay usoo martay ilaa 100 dhacdo oo dab ka kacay, ayaa raysal wasaaraha Alberta Danielle Smith waxay xaaladda ku tilmaantay mid “aan hore loo arag”.

    Dadka deggan Edson, oo ah magaalo ay ku nool yihiin 8,000 oo qof, ayaa loo sheegay inay degdeg uga baxaan.

    Ms Smith ayaa sheegtay in jiilaal kuleyl iyo qalleyl wata uu abuuray xaaladdan, iyadoo ilaa 122,000 hiktar oo dhul ah ay gubteen ilaa iyo haatan.

    Dab kale oo kacay oo aan la xakameyn karin ayaa waxaa sii hurinaya dabeylo xooggan.

    Meelaha ugu daran ee dabku saameeyay waxaa ka mid ah Drayton Valley, oo ilaa 140km (87 meyl) galbeed uga began caaismadda gobolka ee Edmonton, iyo Fox Lake, oo ilaa 550km waqooyi uga began magaalada, halkaas oo 20 guri uu digada ka dhigay dabku.

    Alberta waa gobol soo saara shidaalka, balse arrintan ma aha waxa sababay xaaladdan khatarta ah.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.