Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxay macna ah oo ay uleedahay Deni uhoyashada Islaan Bashiir?
    Somalia

    Faallo:-Maxay macna ah oo ay uleedahay Deni uhoyashada Islaan Bashiir?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si lama filaan ah,ayuu ugu tagey Islaan Bashiir Shalay markuu kasoo baxay Garoonka Kubada Cagta Madaxweyne Deni.

    Majirin ballan hore,waana ka cudurdaartay Islaanku codsiyo dhawr jeer uu usoo dirsaday Deni.

    Madaxweyne Deni talaabo fiican,ayuu qaaday oo lagu bogaadiyay,mar haduu Islaan Bashiir fadhigiisa ugu tagey.

    Islaan Bashiir waa mid ka mid ah Isimada ugu maqaamka sareeya reer Puntland oo aad loo qadariyo.

    Islaan Ciise,waa in uu ugu hoydaa hoygiisa Garowe.

    Sidoo kale Boqorka iyo Isimada Bari,waa in uu ujilba jabsadaa.

    Siyaasiyiinta intooda muhiimka ah,waa in loo tanaasulaa oo lagu qanciyaa xil iyo Xoolo waxay ku qancayaan.

    Dadka in laga wada adkaado looma baahna ee waa in qayb la kaxaystaa.

    Deni waa guulaystay,mana jiro Siyaasi ka hor imaan kara,sababtoo ah waa dareenka Bulshada oo raacay.

    Balse waxaa wax khaldi kara oo siin kara fursad kuwa mucaaradsan waxyar oo uu khalday.

    Markan oo kale Deniyoow yaysan ku hodin guulaha deg-dega ah ee dabac ku dar una Gacan haati cid walba gudo iyo dibad.

    Dadkaagoo kuu midaysan,ayaad la goos-goosan kartaa Xasan iyo Muuse.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.